Beeraha soomaliya
Miraha iyo dalaga ay somalidu caanka ku tahy oo kabaxa Somalia • Mooska • Canbaha • Babayga • Qaraha • Batiiqa • Liin dhanaanta, macaanta • Rumaanka • Canabka • Kabsarta • Baradhada • Yaan yada • Basasha • Bocorka • Masagada • Galayda • Qamadiga\sareenka • Salbuugada\digirta Iyo in kale oo aad u badan oo ay timirtu kamid tahy Dhulka ku haboon beerashada Sida aan kor kusoo xusnay dhulka ku haboo beerashada waa 8M oo higtor waa qiimayn iyo qiyaas kooban oo ka ah dhulka somaliyed 13% balse waxaa la sheega in dhulka somaliyeed in kabada 70% ay ku haboon tahy beerashadu Gobolada dihin ee aadka loo beerto waxaa kamid ah 1. HIIRAAN 2. SHABEELAHA DHEXE 3. SHABEELAHA HOOSE 4. JUBADA DHEXE 5. JUBADA HOOSE 6. GOBOLKA GEDO 7. BAAY 8. BAKOOL Gobolada kala duwan ee Somalia iyo dalaga ay ku kala gudisan yihiin oo gobolba can kuyahy Gobolada 8 ah ee aan kor kusoo xusnay oo ah gobolada aadka looberto ayna kasoo go’do qudarta cagaar...