taariikhda soomaliya
soomaliya waa dal ku yaalla geeska afrika oo leh taariikh dheer, dhaqan hodan ah,iyo xiriir taariikheed oo qoto dheer la leh dunida.
1.soomaliya wakhtiyadii hore.
dadka soomaaliyeed waxa ay ka midyihiin qoowmiyadaha ugu da,da weyn ee afrika.
waxaa larumeeysanyahay inay la macaamilaayeen boqortooyadii masaarida,gariigga iyo roomaanka iyaga oo laganacsanjiaray.
waxaa jiray saldanado xoogleh oo kajiray soomaliya,sida saldanadii ajuuraan,saldanadii geledi,iyo boqortooyadii warsangeli,kuwaas oo xukumi jiray qaybo badan oo kamid ah geeska afrika.
2.xilligii gumeeysiga(1880-1960)
bartamihii qarnigii 19-aad,dalalka reer yurub waxay u tartameen gumeeysiga afrika.
soomaliya waxaa qaybsaday afar quwadood:ingiriiska,talyaaniga,faransiiska,iyo itoobiya.
halgan adag ayaa lala galay gumeeysigii waxaana
British soomaliland(waqooyiga) waxa uu hoostegay ingiriiska.
Italian soomaliland (koofurta) waxa uu hoostegay talyaaniga.
French soomaliland (jabuuti) waxa uu hoos tegay faransiiska.
soomali galbeed waxaa qabsaday itoobiya.
halgan adag ayaa lala galay gumeeysigii waxaana hogaaminaayay sida sayid muxamad cabdulle xasan oo hal gan dheer lagalay ingiriiska.
Comments
Post a Comment