dagaalkii daraawiishta (1899-1920)
dagaalkii daraawiishta oo uu hogaaminaayay sayid maxamad cabdulle xasanwaxaaw la dagaallamay ingiriiska iyo itoobiya,wuxuuna ahaa halgankii ugu horeeyay ee gobanimo-doon ah.
- xurnimada iyo midowgii koorta iyo waqooyiga.
- 26-juun 1960,waqooyiga soomaliya (British soomaliland) wuxuu xurnimo kahelay ingiriiska.
- 1-luuliyo 1960,koofurta soomaaliya (Italian soomaliland) waxay xurnimo kaheshay talyaaniga labaduna weey midoobeen si ay unaqdaan jamhuuriyada soomaliya.
xurnimada iyo midowgii koorta iyo waqooyiga
- xilligii milateriga (1969)
janraal maxamad siyaad barre ayaa xukunka la wareegay kadib markii uu dhacay af gambi milatari.
- Dowladiisii waxay hir gelisay fikirka hantiwadaaga(socialisam),waxbarasho bilaash ah,olalayaal hormarineed.
- 1977,soomaliya waxa ay lagashay dagaal itoobiya si ay uxureeyso ogaadeenia somali galbeed,lakiin dagaalka waa uu guul dareestay.
- 1991,siyaad barre waa laga tuuray xukunka waxaa bilaawday dagaallo sokeeya.
- kadib burburkii dowladii dhexe,soomaliya waxa ay gashay xilli fowdo ah,wxaana dagaalo sokeeya dhex Mareen qabqablayaal dagaal.
- waxaa dalka kabilaawday gaajo,burcad badged iyo xasilooni daro baahsan
- 2000,waxaa lagu dhisay dowlad kumeel gaar ah(tn oo uu hogaaminaayay cabdiqaasim salad xasan
Comments
Post a Comment